$ 47.5

Ag cera

1 of
Previous Next

Macluumaadka Sheyga

  • number : 13823

  • Soogalid: September 23, 2021

  • Qiimaha : $ 47.5

  • Magaalada: mogadishu

  • Xaafada: Hodan

  • Phone (wac): 0614853246 ama 0615154619

  • Aragtay: 144

TAFAASIIL

AG CERA🍓🫐🍇🥦🧅🍑
Waa cunto caawiye dabiici ah taya sarana leh, wexey kasameysan tahay 8 nuuc oo kala duwan oo qudaar ah teknoolajiyad casri ahna loo isticmaalay

, AG cera waxaa loo naqshadeeyey in ay jirkeena dib ugu soo celiso awoodiisa rasmiga ah, dayac tirtana dhamaan qeybaha kala duwan ee jismigeena gudaha iyo dibadaba iyadoo dib ugu celineyso xaaladii caafimaad ee uu qofka ku dhashay.

Cudurada lagula tacaamulo AG CERA
1.kansarka/anti cancer
2.lafa xanuunka
3.miisaanka oo ay dhinto/yareyso
4.sokorta/macaanka
5.aragtida indhaha oo ay koriso
6.kalastaroolka/dufanka jirka
7.dhiikarka
8.dada’ qofka oo ay yareyso/anti aging
9.maqaarka oo ay iftiinkiisa kusoo celiso
10.xasaasiyada
11.cudurada maqaarka ku dhaca
12.caado wareerka
13.infekshinka
14.dhalmada/ alle ayaa bixiyo’e
15.nafaqeyn jirka ah
16.baabasiirka
17.gaaska
17.Burooyinka
19.calool fadhiga
20.dufaaca jirka……….

Tags :