Gaadhi Noah 2004 nadiif ah
Category : Gaadiid
Waa Gaadhi Celis ah oo aad nadiif uu ah, oo guri Ku haresnaa. Haday Ku ganciso message lmbarkaa hose Ku Reeb.
Colgate orjnal oo laga sameeyey Dacar
Category : Adeeg
Waa Colgate orjnal oo laga sameeyey Dacar waxay aad ugu fiicantay Ilkaha oo ay usoo celisa Nuurkodi waxay Joojisay cirid dhiiga
Toobab aad U Fiican soo dhawaada Hablo
Category : Dhar
Toobab Qiimo Jaban oo aad u Fiican ayaan idiin Hayna soo dhawaada
Camard
Category : Electronics
Camard canon 200D waana baroo waxay wada taa lenses tii dheerayd iyo tii gaabnayd
Talaagad iiba $110
Category : Electronics
Waa talaagad cusub weeye oo iyar isticmaalay Qiimaha $110 Tell: 0634178631
Biifaay iiba $250
Category : Guri
Biifaay cusub weeye oo iyar isticmaalay Qiimaha $250 Tell: 0634178631
Daawada ilkaha oo dacar ka sameysan
Category : Mid-kale
Waa daawo herbal ilka dhiiga zuuzka shiirka afka ayuu u fiican yahay waxaa laga sameyyay dacar