A17
Category : Electronics
Samsung A17. Waxaan heystaa 3bilood. Waligiisa lama furin Wax ilad ah uu leeyahayna majirto Lkn kaamirada ayaa jukyar kagaartey
Mukeyf
Category : Electronics
Mukeyg Heisense ah cabirkiisa yahay 9000BTU La isticmaalay bil iyo bar (45) maalin
Sports shoes
Category : Mid-kale
👟 Xarrago & Sport Garaadso 👟✨ Kabo Sport & Xarago ah — loogu talagalay qof kasta oo jecel style, raaxo iyo muuqaal soo jiidasho leh. 🔥 Qaab casri ah 👟 Raaxo iyo tayo ✨ Ku habboon Sport & Dharka Maalinlaha ah 💯 Xarrago aad ku fa
Dukaan iiba
Category : Mid-kale
Dukan iiba ku yaal new hargeisa area khuriye restaurant Alabta dhextaal iyo jingaduba waa iib ninkii lahaa 40 khuruj baxaya cid uu kaga tagana waayay janiskaa ka faa,idayso
Xargaha qoorta
Category : Dhar
Xargaha qoorta (Neckties) oo tayo leh ayaa la iibinayaa. Ku habboon aroosyada, xafladaha iyo shaqada. Qiimo jaban. Goobta: Hargeysa. Fariin ama wac si aad u dalbato.
Gaadhi Isarogo Niica
Category : Gaadiid
GALAASLA AH
Gaadho Niica ama iskaroyo
Category : Gaadiid
Gadhi iskarogo ah
Mobile A04e
Category : Electronics
Waa taleefan celis ah anaan wax cilad qabin
Laptop Hp 240 G8 Notebook PC
Category : Electronics
Laptop Hp 240 G8 Notebook PC ✅️Intel Core i5-1035G1 (10th Gen) ✅️8GB RAM ✅️ 512GB SSD
Hp 240 G8 Notebook (10th Gen)
Category : Electronics
✨️ Waxaan Kuu Heynaa Laptop Hp Celis Qiimo Jaban 💻Hp 240 G8 Notebook PC ✅️Intel Core i5-1035G1 (10th Gen) ✅️8GB RAM ✅️ 512GB SSD Qiimo Jaban ayaa lagu doonayaa. Wixii Faafahin ah nagala soo xiriir