waa laptop iib ah
Category : Electronics
Labtoobku ma cusba oo waa celis, awood ahaane kuwa ugu sareeya ayaa lagu tiriyaa waayo core i7 700 $ kama yara suuqa ramkiisana waa sideed waa nuuca loogu talagay geemamka iyo in video yada lagu sameeyo
waa moto iib ah
Category : Gaadiid
Waa moto waxaa la watay wax yar cilad malaha waxaan ku rabaa 700$ igala soo xiriiri kartaa 0615142747 waxaan ku suganahay muqdisho
waa hard disk iib ah
Category : Electronics
Asxpy waxan haayaa Hard disk 500GB oo celis ah waana nadiif wax cilad ahna malahan damaanad mudo 3 berri ah uu leeyahay.
waa camera iib ah
Category : Electronics
Way cusub tahay 3bil ayaan hayaa
Alaab wareeg ah oo turki ah fur furka waye
Category : Guri
Alaab wareeg ah oo turki ah fur furka waye
wa malab saafi ah oo hada soo dhcy
Category : Adeeg
wa malab saafi ah oo hada soo dhcy
tap iib ah
Category : Electronics
3 bilod la haystay
waa dhar dumar
Category : Dhar
dharki dumarka
Alaabo .Dhar dumar
Category : Dhar
Keenshaliyadii Sports ka, ama jimicsiga oo Original ah. Original Sports bra
waa isku joog iib ah
Category : Dhar
Dharka dumarka oo qurax badan qiimona jaban
waa mobile iib ah
Category : Electronics
Mobile A21 64GB
guri iyo tukan iib ah
Category : Guri
Guri Fiilo ku yaala degmada hodan