Macluumaadka Sheyga
-
number : 13141
-
Soogalid: March 19, 2021
-
Qiimaha : Isoo weydii qiimaha
-
Magaalada: hargeisa
-
Phone (wac): 25263,3169116
-
Aragtay: 421
TAFAASIIL
Dhamaan bulshada somaliyeed waxaan ugu bushaaraynaynaa inan idiin hayno alaabo dabiici ah
1: koolgaydkii oo dabiici ah oo ka samaysan dacar, una fiican cirid dhiiga, cadaynta ilkaha, qanjo xanuunka, iyo nadaafada guud ee afka.
2: gelly giriim oo ah giriim dabiici ah looguna talo galay finanka, madmadoga, cambarta, iyo nafaqaynta wajiga.
3: aloe Scrup waa giriim dabiici ah oo lagu talo galay saliida wajiga wana face wash dabiici ah
4: Shampooyo dabiici ah oo joojinaya timaha daadanaya, toxobka, nafaqaynta timaha iyo ka hortaga timaha.
Fiiro gaar ah:
Bishan waxaanu samaynay qiimo dhimis balaadhan oo ku eeg 25 bisha sadexaad, ka faa’iidaysi wanaagsan qiimo-dhimista balanteenu waa alaab tayo leh.
Dhamaan waxanad naga helaysaa product dabiici ah nooc kasta ood u baahato nagalasoo xidhiidh WhatsApp
25263,3169116