SHOOLAD WAYN
Price :
$ 35
Waa shoolad .waliba waa nooci guryaha loogu talo galay waana nooci ugu fiicna layskuna halayn karo. Waxyar unbaa la isticmalay sida kale waa ok shooladu waana cusayb saxdii weeyan Photos (4 sawir ka qaad sheyga aad gadeyso) :: Price (qiimaha) :: $ 35 Your Phon
Dhul ku yaala lafoole
Price :
$ 3500
Wa dhul deegaan ah oo 2 km ujira laamiga, lehna biyihiin, korontadii iyo masjidkii Photos (4 sawir ka qaad sheyga aad gadeyso) :: Price (qiimaha) :: $ 3500 Your Phone/Mobile :: 0617454595 dooro (city):: Mogadishu Xaafadda :: Lafoole
Furinjeer LG
Price :
$ 300-250
Waa furinjeer LG ah oo ku dhawaad 2bilood yaalo marka wax cilad ma qabo waxana loo rabaa beec furinjeerku waa 8deed qanadood oo dhajiyo ah marka damaanad wuu leyahay Photos (4 sawir ka qaad sheyga aad gadeyso) :: Price (qiimaha) :: $ 300-250 Your Phone/Mobile
Dres aroos desinka
Price :
$ 24.00
Dharkeyg waa naqashada aad ibsaneyso ma ahan dhar aan sameey wa naqashada aroos oo casri ah waxadan iibsaneysa naqashadaas soo dhawow macmil Photos (4 sawir ka qaad sheyga aad gadeyso) :: Price (qiimaha) :: $ 24.00 Your Phone/Mobile :: 0613229446 dooro (city):
Toobab BossLady matiral lilen ah
Price :
$ 23
Jumlad iyo tafariikh Photos (4 sawir ka qaad sheyga aad gadeyso) :: Price (qiimaha) :: $ 23 Your Phone/Mobile :: 0633554516 dooro (city):: Hargeisa Xaafadda :: Suuqa hoose e hargeisa
Darmuus sucuudiyaan ah
Price :
$36
Waa darmuusta jalaatada nafiid ah cuseeb xigeen ah yaalaan kaaraan Photos (4 sawir ka qaad sheyga aad gadeyso) :: Price (qiimaha) :: $36 Your Phone/Mobile :: 614041905 dooro (city):: Mogadishu
A17
Price :
$ 130
Samsung A17. Waxaan heystaa 3bilood. Waligiisa lama furin Wax ilad ah uu leeyahayna majirto Lkn kaamirada ayaa jukyar kagaartey Photos (4 sawir ka qaad sheyga aad gadeyso) :: Price (qiimaha) :: $ 130 Your Phone/Mobile :: 619663185 dooro (city):: Mogadishu Xaaf
Mukeyf
Price :
$ 120ilaa 150
Mukeyg Heisense ah cabirkiisa yahay 9000BTU La isticmaalay bil iyo bar (45) maalin Price (qiimaha) :: $ 120ilaa 150 Your Phone/Mobile :: 0615303245 dooro (city):: Mogadishu
Sports shoes
Price :
$ 7
π Xarrago & Sport Garaadso πβ¨ Kabo Sport & Xarago ah β loogu talagalay qof kasta oo jecel style, raaxo iyo muuqaal soo jiidasho leh. π₯ Qaab casri ah π Raaxo iyo tayo β¨ Ku habboon Sport & Dharka Maalinlaha ah π― Xarrago aad ku fa
Dukaan iiba
Price :
$ 400
Dukan iiba ku yaal new hargeisa area khuriye restaurant Alabta dhextaal iyo jingaduba waa iib ninkii lahaa 40 khuruj baxaya cid uu kaga tagana waayay janiskaa ka faa,idayso Photos (4 sawir ka qaad sheyga aad gadeyso) :: Price (qiimaha) :: $ 400 Your Phone/Mobi