Hurdo iib ah
Price :
$ 1200
Waa alaab hurdo iib ah
Malabka sifa
Price :
$ 4
Waa malab saafi ah
Guri kiro ah
Price :
$ 280
Waa guri kiro u joog ah oo biyo leh ,ka kooban 5 qol , 3 hurdo ah fadhi iyo qado iyo 2 suuli dayr iyo qol gaadhiga u gaar ah ,waxa uu ku yaal xaafada Goljano ka soo hor jeedka wadada cusub ee goljano waana guri nadiif ah fadlan wixii faahfaahin ah numberka nag
Cimaamado jumlad ah
Price :
$ 19
Waa Cimaamadihii tabliiqiinta iyo ciyaal malcaamadeedka oo Qiimo jaban Dersin(12 xabo) = $19
Mooto alpha ah
Price :
$ 500
Waa mooto nadiifa used ah iyo tayr danbe iyo daawihihiisa iyo daawe hore oo iyo daawe hore helmet schuberth c3 ah bluetooth leh
Application letter
Price :
$ 6
Waxaan kuu application letters oo aad shaqooyin ku codsan si caalami ah ilaa 500
Canon 250d celis + 50mm f1.8 + tripod
Price :
$ $ 400
Canon 250d celis + 50mm f1.8 + tripod
Playstation 3 Iib Ah(Ps3)
Price :
$ 100
Playstation 3 Iib Ah(Ps3) Celis waxkhti yar la heystay Wata Cajalad Pes 2018
Malab Yamani asal ah
Price :
Sidri=$45, samur=40, Faraz $32, maraaci$25
Was malab saafi ah lagana keeno yamen lehna nuucyo Kala duwan soda:sidri, samur, farz iyo maraaci
ISKU SII DAYS IIB AH
Price :
$ QIIMAHA I WEYDII
ISKU SII DAYS IIB AH
Drones Camera Cuseb Xigen Ah
Price :
$ qiimaha iweydii
Drones Camera Cuseb Xigen Ah