marawaxado
Price :
$ 25
macmiil waan kuu hayaa marawaxo aad ufiina
marawaxad
Price :
$ 20
macamiil waxan kuuhayaa marawaxad Fadhi ah
Borsoyinka ardayda 4jir ilaa 9jir
Price :
7$
Waa borsoyin tayo leh oo qiimo macquula lagaa siinayo, waxaany leeyihiin kalaro kala duwan
Boorsooyinka ardayda 4jir ilaa 9jir
Price :
7 ilaa 9 doller $
Waa boorsooyin tayonsare leh oo qiimo macquula lagaa siinayo
Mashiinka lagu buufiyo saxanka Iyo Bakeeriga koofida
Price :
$ 120
Mashiinka lagu buufiyo saxanka Iyo Bakeeriga koofida
Muraaxado
Price :
$ 50
2xaboo muraaxado
Heat press
Price :
$ 300
Makiinada lagu buufiyo Fananadaha
LABTOB
Price :
$280
CORE 7 512 GB RAM/RUM 16
Printer
Price :
$ 250
Waa printer celis ah mudo yar la heystay wana mid damanad leh Modal printer ka; HP LaserJet Pro MFP M426fdw Khada u isticmalo HP 26A
Tv samsung redline
Price :
$ 120
TV REDLINE – Xaalad Wanaagsan Waxaan iibinayaa TV-ga REDLINE oo ah shaashad fidsan (LED Flat Screen). TV-gu waa nadiif, muuqaal iyo cod fiicanna wuu leeyahay. Waxaa ku habboon isticmaalka guriga, xafiiska, ama dukaanka.
alkudishan ama mukeef
Price :
$ 150
Waxaa la iibinayaa qaboojiye Samsung Split AC ah. Wuxuu ku jiraa xaalad wanaagsan, si fiican ayuu u qaboojiyaa, waana nadiif. Wuxuu ku habboon yahay guri, xafiis, ama dukaan. Fadlan nala soo xiriir haddii aad xiisaynayso.
alkudishan ama mukeef
Price :
$