Fadhi qurux badan oo iiba
Price :
$ 1200
Waa fadhi aan iyar heysto Qiimaha $1200 Tell: 063 4187987
Jiif turkish ah ol sedax shay ah
Price :
$ 450
Wa jiif turkish sedex shay waa celis Waxa ku doonaya $450
Dhul iib ah ku yala xamar
Price :
$ 14000
Dhul iib ah oo ku yala mogdisho gaar ahan degmada deyniile laba boos oo cabirkoda yahay 15/ 20 boskiba
Wa nus baloodh 40×40 oo ku yalaa xafada sheedaha qimuhu wa 7000
Price :
$ 7000
Wa nus baloodh 40×40 oo Iban xafada sheedaha
Gaadhi Noah 2004 nadiif ah
Price :
$ 2200
Waa Gaadhi Celis ah oo aad nadiif uu ah, oo guri Ku haresnaa. Haday Ku ganciso message lmbarkaa hose Ku Reeb.
Colgate orjnal oo laga sameeyey Dacar
Price :
$ 10
Waa Colgate orjnal oo laga sameeyey Dacar waxay aad ugu fiicantay Ilkaha oo ay usoo celisa Nuurkodi waxay Joojisay cirid dhiiga
Toobab aad U Fiican soo dhawaada Hablo
Price :
$ 20
Toobab Qiimo Jaban oo aad u Fiican ayaan idiin Hayna soo dhawaada
Camard
Price :
$ 400
Camard canon 200D waana baroo waxay wada taa lenses tii dheerayd iyo tii gaabnayd