$ 1000

miis iyo bangoni iib ah

1 of
Previous Next

Ad Details

  • Ad ID: 14580

  • Added: April 22, 2022

  • Sale Price: $ 1000

  • Location: mogadishu

  • Phone: 0613646185

  • Views: 484

Description

Iskifaalo iyo miiska iyo bangoni isla wada socdo oo aad iyo aad uu qurux badan ayaa Waxaa ka heli kartaa madina tabokaayo madow, tabokaayo cagaar masjid Al raxma. Alaabtaan waa alaab in yar alsoo haysaty. Hadaa dukaan and farmashiyo and carwo furaneyso alaabtaan aad iyo aad ayee ku anfaceysaa. Hadaa jeceshid in aa aragto igala soo xariir 0613646185. Waa mahadsantahy

Tags :