$ 16

Saliido iyo Shamboo

1 of
Previous Next

Ad Details

  • Ad ID: 15508

  • Added: May 29, 2023

  • Sale Price: $ 16

  • Location: hargeisa

  • State: Idaacada

  • Phone: 0636255321

  • Views: 214

Description

Al-khayr Herbal waa Saliido iyo Shamboogeedii oo Dabiici ah kana samaysan Dhiro badan iyo vitamins ay timuhu u baahan yihiin, Saliid Waala soo tijaabiyey Dadkii isticmaalayna way ka Mahad Sheegteen.

Faa’iidada laga helayo saliidan:—
1. Waa Saliid timaha bixinaysa
2. Waxay joojisaa timaha daadanaya
3. waxay ka hortagtaa agoolka
4. Waxay soo celisaa timaha kaa lumay.
5. Tima qaleelka daawo ayey u tahay.
6. Timaha toxobta ayey ka dawaysaa
7. timaha Adagna waxay ka dhigtaa Timo dabacsan oo jilicsan.

Tags :