$ 3500

TITAN GER 500 PLUS DETECTOR

1 of
Previous Next

Macluumaadka Sheyga

  • number : 13491

  • Soogalid: July 25, 2021

  • Qiimaha : $ 3500

  • Magaalada: hargeisa

  • Xaafada: Jig-Jiga Yar

  • Phone (wac): +252634407643

  • Aragtay: 201

TAFAASIIL

-Titan Ger 500 Plus waa qalab qabta shaqo kala duwan oo lagu raadiyo macdanta dheemanta iyo dhagaxa Gemstoneska ku jira dhulka.
• Nidaam qalabka oo gabi ahaanba dijitaal ah, ayaa si sax ah u bartilmaamaya barta ay macadantu ku jirto. Nidaamka uu aadeegsanayo qalbku ayaa kuu saamaxaya la socodka bartilmaameedyada ay u jiraan macadanuhu. Nidaamkan oo la xaqiijiyay ayaa kaa tusaya shaashada, kuguna hagaya barta ay ku jiraan.
• Waxa uu qalabku leeyahay nidaamyada soo socda:
– Nidaamka Raadinta Dheeman ku milan dhagaxaanta.
– Nidaamka raadinta dheemanka yaryar.
– Nidaamka raadinta dhagaxyada kale ee Gemstoneska .
• Nidaamka waxa uu leeyayay liiska xulashooyinka macdanaha la raadinayo. Liisku wuxuu ka kooban yahay xulashooyinka ugu ballaadhan ee jawharaadka kuwaas oo siddeed iyo toban nooc oo kala duwan ah.
• Qalabku wuxuu ka shaqeeyaa lix nooc oo carro ah: (dabiici – dhoobo – dhagax – bacaad – isku dhafan – macdan) si loo helo natiijooyin sax ah.
• Dhulka dushiisa waxa uu mishiinku ka baadhi karaa 3000 mitir murabac iyo jooga ama qoto ah 65 mitir ugu badnaan, iyadoo ay suuragal tahay in lagu ogaado qoto dheerida mitir iyo sentimitir.
• Waxa uu ku shaqeyaa lix luqadood oo kala duwan: (Jarmal – Ingiriis – Faransiis – Talyaani – Isbaanish, iyo Carabi).

Tags :