Macluumaadka Sheyga
-
number : 14264
-
Soogalid: December 18, 2021
-
Qiimaha : $ qiimaha iweydii
-
Magaalada: mogadishu
-
Phone (wac): 061-5292961
-
Aragtay: 246
TAFAASIIL
Al-Fathi Foundation waa mac’had waxbarashada caruurta oo bixiya waxbarasho tayo sare leh. Mu’asasadu waxay bixisaa waxbarasho maalin-joog ah iyo mid jiif leh oo loogu talagalay ardayda ka imaanaysa gobolada. Haddii aad waxbarasho tayo leh oo diini iyo maadi isagu jirta aad u raadinayso ubadkaaga, la soo xariira madarasada. Tel: 061-8292961 ama Tel: 061-6870979 ama Tel: