$ 13000

waa guti iib ah

1 of
Previous Next

Macluumaadka Sheyga

  • number : 14282

  • Soogalid: December 29, 2021

  • Qiimaha : $ 13000

  • Magaalada: mogadishu

  • Phone (wac): 619853424

  • Aragtay: 238

TAFAASIIL

waxaan ii binayaa guriga dhisan oo cusub wuxuu ka kooban yahay 4 qol labo daash jiko hal musqul ganjeel saaran oo bajaj gali karto wuxuu yaalaa ceelasha biyaha jabadgeel gaar ahaan xaafada muusaaleey jaayga wuxuu u jiraa 700 mitir laamigana 6 kilomitir

Tags :