$ 15

waa saacad iib ah

1 of
Previous Next

Macluumaadka Sheyga

  • number : 14081

  • Soogalid: October 29, 2021

  • Qiimaha : $ 15

  • Magaalada: hargeisa

  • Phone (wac): 0634643555

  • Aragtay: 199

TAFAASIIL

Wanaag:
Waa Saacad Smart Ah Taasoo Leh Application U Gaar Ah Waxeyna Wadataa 2 Suun Iyo Jaajarkeedii Waxaaney Ku Jirtaa Boxkeedii
Cilad:
1.Haddaa Loo Isticmaalo Moobil Ahaan Horuu Dabku U Dhacayaa Hadaad Saacad Ahaan U isticmaashana Waxoogaabuu Ku Heynayaa
2. Mararka Qaarkood Dabka Ma Qaadato
Ogeysiis:
Saacadani Markey Cusubtahey Waa 20$ Anna Waxaan Siinayaa 17$ Oo Delivergu Ku Jiro

Tags :