Ad Details (ISKA HUBI ALAABTA IYO QOFKABA, NODILAAL.COM MASUUL KAMA AHA)
-
Ad ID: 17584
-
Added: April 28, 2026
-
Sale Price: $ 35
-
State: Daarusalaam
-
Phone: 613230415
-
Views: 2
Description
Waxaan iibinayaa ciyaarta Jackaroo oo dhameystiran, xaalad wanaagsan oo
Sucuudi laga keenay.
Waxay ka kooban tahay 2 loox Jackaroo, kubado midabyo leh, iyo kaadhadh – diyaar u ah in si toos ah loo ciyaaro.
Ku habboon qoyska iyo asxaabta. Looxa labaad waxa loo isticmaali karaa kayd ama ciyaar dad badan.
✅ Wax maqan ma jiro
✅Nadiif oo la ilaaliyay
✅ Diyaar u ah ciyaar