Ad Details (ISKA HUBI ALAABTA IYO QOFKABA, NODILAAL.COM MASUUL KAMA AHA)
-
Ad ID: 17459
-
Added: May 29, 2026
-
Sale Price: $ 35
-
Location: mogadishu
-
State: DaaruSalaam
-
Phone: 613230415
-
Views: 15
Description
Soo dhawada!
Waxaan iibinayaa ciyaarta Jackaroo oo dhameystiran, xaalad wanaagsan. Waxay ka kooban tahay 2 loox Jackaroo, kubado midabyo leh, iyo kaadhadh; diyaar u ah in si toos ah loo ciyaaro.
Ku habboon qoyska iyo asxaabta. Looxa labaad waxa loo isticmaali karaa kayd ama ciyaar dad badan 🙂
💬whatsapp iguso hadal: 613230415
✔️ Wax maqan ma jiro
✔️ Nadiif oo la ilaaliyay
✔️ Diyaar u ah ciyaar