Hp
Category : Electronics
Waa labtop hp ah oo xogaa la isticmaalay lakin nadiif ah Waana4gb ramkisu wxana ku jira last update windows 10 System typekisuna waa 64bit
Bala buried v8
Category : Gaadiid
Waa Gari cosob oo wakalad ah modal 2021
mobil A10s
Category : Electronics
waxba maqabo lkn dhaqdhaq leeyahay ama bood bood
Duruuc iyo shandad is wata
Category : Mid-kale
Waa duruuc iyo shandad is wata mara ahaana aadbay u fiicn yihiin Aadbay u qurux badan yihiin
TITAN GER 500 PLUS DETECTOR
Category : Mid-kale
-Titan Ger 500 Plus waa qalab qabta shaqo kala duwan oo lagu raadiyo macdanta dheemanta iyo dhagaxa Gemstoneska ku jira dhulka. • Nidaam qalabka oo gabi ahaanba dijitaal ah, ayaa si sax ah u bartilmaamaya barta ay macadantu ku jirto. Nidaamka uu aadeegsanayo
Guri nus baloodh ah
Category : Guri
Waxa uu ka kooban yahay 3qol, 2suuli, jiko iyo GAADHI galeen
COMPUTER DESKTOP
Category : Electronics
Waa iib COMPUTER DESKTOP CORE I2 WAXAANA LA ISTICMAALAY OO KALI 4BIL WIXII FAAHFAHIN INTAAS KA DHEERI AH WAAAD ILA SOO XIRIIRI KARTAAAN MAHADSANIDIIN
Beauty salon iiba ah dhamaan alaabtiisa
Category : Mid-kale
Beauty salon iiba ah dhamaan alaabtiisa Waa alaab cusub dhamaan Tell: 063 4480548
Beauty salon iiba dhamaan alaabtiisa
Category : Shaqo
Beauty salon iiba dhamaan alaabtiisa Waa alaab cusub dhamaan Tell: 0634480548
Play station 3
Category : Electronics
Waa celis cuseb u dhaw