Guri kiro ah
Category : Guri
Waa guri kiro u joog ah oo biyo leh ,ka kooban 5 qol , 3 hurdo ah fadhi iyo qado iyo 2 suuli dayr iyo qol gaadhiga u gaar ah ,waxa uu ku yaal xaafada Goljano ka soo hor jeedka wadada cusub ee goljano waana guri nadiif ah fadlan wixii faahfaahin ah numberka nag