Macluumaadka Sheyga
-
number : 15500
-
Soogalid: April 27, 2023
-
Qiimaha : $ 280
-
Magaalada: hargeisa
-
Xaafada: Goljano
-
Phone (wac): 0634131904
-
Aragtay: 63
TAFAASIIL
Waa guri kiro u joog ah oo biyo leh ,ka kooban 5 qol , 3 hurdo ah fadhi iyo qado iyo 2 suuli dayr iyo qol gaadhiga u gaar ah ,waxa uu ku yaal xaafada Goljano ka soo hor jeedka wadada cusub ee goljano waana guri nadiif ah fadlan wixii faahfaahin ah numberka nagala soo xidhiidh 0634131904.