waa saacad iib ah
Price :
$ 15
Wanaag: Waa Saacad Smart Ah Taasoo Leh Application U Gaar Ah Waxeyna Wadataa 2 Suun Iyo Jaajarkeedii Waxaaney Ku Jirtaa Boxkeedii Cilad: 1.Haddaa Loo Isticmaalo Moobil Ahaan Horuu Dabku U Dhacayaa Hadaad Saacad Ahaan U isticmaashana Waxoogaabuu Ku Heynayaa 2.
waa laptop iib ah
Price :
$ 300
Labtoobku ma cusba oo waa celis, awood ahaane kuwa ugu sareeya ayaa lagu tiriyaa waayo core i7 700 $ kama yara suuqa ramkiisana waa sideed waa nuuca loogu talagay geemamka iyo in video yada lagu sameeyo
waa hard disk iib ah
Price :
$ 40
Asxpy waxan haayaa Hard disk 500GB oo celis ah waana nadiif wax cilad ahna malahan damaanad mudo 3 berri ah uu leeyahay.
waa camera iib ah
Price :
$ 400
Way cusub tahay 3bil ayaan hayaa
tap iib ah
Price :
$ 650
3 bilod la haystay
iPhone X 256gp
Price :
$ 370
Waxa la isticimaalay mudo waxna ciladana malaha waa nadiif wana iPhone X 256gp
waa mobile iib ah
Price :
$ 125
Mobile A21 64GB
waa zoom iib ah
Price :
$ qimaha iso weydi
Waa doobir water proof ah oo ilaa6 kiilo mitir wax looga arko orijinal ah
waa laptop iibah
Price :
$ 170
Laptop Apple model macbook6,1 screen 14.Ram.4GB HDD 250.GB
waa mobile iib ah
Price :
$ 165
Iphone 7plus 32Gb1
waa tv iib ah
Price :
$ 100
Tv iib ah oo jaban
mobilr iib ah
Price :
$ qimaha iso weydi
mobilku waa iphone wana mobil cusub ah wax dhibato ah malahn waa mobile tayadiisu sareeso o an lahen wax cilad ah
waa laptop iibah
Price :
$ 170
Laptop Apple model macbook6,1 screen 14.Ram.4GB HDD 250.GB
Play station 3
Price :
$ awaydii
Waa celis cuseb u dhaw
Samsung galaxy a8 tablet
Price :
$ 160
Waa tablet second hand ah waxa la isticmaalay o kali muddo bil ah hdad tahay ardey ama qof xiiseynaayo tablet qiimo jaban o tayo sare leh cilad laheyn isla markaana damaanad leh aad ayu kuanfacaayaa
waa mobile iib ah
Price :
$ 165
Iphone 7plus 32Gb1
waa glass iib ah
Price :
$2
Glass 21D iib ah Iphone 12 promax Cala xabad 2$
waa mobile iib ah
Price :
$ qiimaha iweydi
Iphone 12 pro max iib ah
Waa 4G XAWAARE LEH
Price :
$ qiimaha iweydii
Waa 4G aad kuu qanciniya Kuso dhawoow walal
waa iphone iib ah
Price :
$ 400
Iphone XR iib ah
waa mobile iib ah
Price :
$ 400
Waxaan iibinaya iphone xs 256gb waa nadiif box kiisa ayuu wataa caafimadka battery wa 82% waxaa igalasoo xariiri kartaa 0613061120
waa mobile iib ah
Price :
$ 55
A3core nadiifa
waa mobile iib ah
Price :
$ 160
Waa mobile a21s ah 64gb raamkisu waxan siinaya qiimaha 160$ kaliya waxaan isticamalayey mudo bil ah.
waa mobile iib ah
Price :
$ 120
Mobile cusub oo iib ah
laptob iib ah
Price :
$ qiimaha iweydii
Waxaan iibinaaya loptop hp 508gb qiimaha allow wuxuu ahaa 500$dollar hadda 350$dollar Ayaan ku raba numberkeyga waa somnet
labtob HP
Price :
$ 240
core i5 8GB RAM 320GB HDD
Isku jog rageed
Price :
$ qiimaha iweydii
Isku jog rageed
iphone7 plus
Price :
$ 250
waa iphone7 plus iib ah
Iphone13 pro max
Price :
$ 410
Waa iib lcagta si dhakhso ah aan ugu baahday halka aan joogana waa hargaisa
iPhone X 256gp
Price :
$ 370
Waxa la isticimaalay mudo waxna ciladana malaha waa nadiif wana iPhone X 256gp
Iphone x
Price :
$ 340
Storage 64GB
Iphone protection comera lens
Price :
$ 8
Waxa ay ku ilaalinaya cameras mobile iPhone waa saveti
iphone protection
Price :
$ 8
Iphone protection comera lens
iphone 8plus iib ah
Price :
$ 350
Iphone 8plus iib ah634728600
iphone 7plus
Price :
$ 260
Waa moobil iphone 7 plus cuseeb ah oo storage kiisa yahay 128gb baakad ah
IPHONE 7 PLUS 128GB
Price :
$ $220
IPHONE 7 PLUS 128GB COLOR GOLD USED NADIIF BILAA XARIIJIMO AH