$ //

Fursad Ganacsi

1 of
Previous Next

Macluumaadka Sheyga

  • number : 13701

  • Soogalid: August 21, 2021

  • Qiimaha : $ //

  • Magaalada: hargeisa

  • Xaafada: 150

  • Phone (wac): 0633285663

  • Aragtay: 174

TAFAASIIL

Sidaad Uga Mid Noqon Kartaa Company-ga Weyn Ee Forever living products?*

*1* Diwaan Galin, si Aad Isu Diwaan galiso Waxaad u diraysaa wakiilkaaga Ama Qofka Ku Soo sponsor-gareeyay ee kugu Soo Marti-qaaday Warbixinta Shirkada Prsonal information-kaaga Ama Macluumaadkaaga oo Kala ah:

1️⃣. Magacaaga Saxda ah oo sadexan.
2️⃣ Telefankaaga Zaadka Leh Hadii Aad Wadanka Joogto, Hadii Kalena Accoun-kaaga Bankiga.
3️⃣ Aqoonsigaaga, Oo ah National ID, Passport Iwm.
4️⃣ Taariikhda Aad dhalatay.
5️⃣ Halka Aad joogto.
6️⃣ Gmail-Kaaga Saxda ah Eed Furahiisa Hayso, Hadii aanad Lahayna mid Cusub ayaa laguu Samaynayaa ama Adaa Samaysan doona.
Marka aad is Diwaan Galiso Maxaad Helaysaa?

1. Qiima Dhimis 5% oo Alaabta lagaa Daynayo.
2. Waxa lagu siinayaa ID Aad Ku Adeeganayso oo Aad Shirkada Kaga Dhex shaqaysanayso.

*2.* Tababar ayaa Lagu Siinayaa Kaa Caawinaya Inaad Alaabta Company-ga Kala Barato,si Alaabta Aad u Baahan Tahay Iyo Kuwa Aad Jeceshahay Inaad Ka Ganacsatoba ay Kuugu fududaato Inaad doorato.

Intaasiba Waa Free ama Lacag la’an.

*3.* Waxaad Bilaabaysaa Ganacsigaaga Company-ga oo Lacag ahaan Gaadhaya *$480* Ood Ku Iibsanayso Alaabta Aad Rabto.

Xasuusnaw hadii aanad haysan lacagtaasi dhan $480 waxa kale oo aad Samayn kartaa in aad kolba iibsatid wixii aad Awoodo oo aad ku bilaabi kartid $75.
https://wa.me/message/NSA1

Tags :