waa machine harqaan casri ah
Price :
$ 30
waa machine harqaan casri ah
waa printer iib ah
Price :
$ 270
Waa printer scan copy
waa makiinada shaha
Price :
$ 120
Makiinada coffee ga shiida
covers iib ah
Price :
$ qimaha i weydii
Galalka telefon oo casri ah qiimaha waa 6$-$9 wixii faahin waxaa igala sooxariiri kartaa whatsapp +905345433166 *FG* Ganasatada qiimo intaas kajaban ayaan u haayaa kafaa iideysi wacan #Samsung Galaxy nuucwalbo #oppo nuucwalbo #Redmi nuucwalbo #Huawei nuucwalbo
WARSHAD BARAF
Price :
$
Warshada barafka nooca 4-geeska yar yarka ah (ICE CUBES) oo casri ah
waa camera iib ah
Price :
$ qiimaha iweydi
Waxay wadata zuum iyo borsadedi iyo jajarkedi wayna cusubtahay waxyar ayaa laisticmalay damanadna way ledahay qiimuhuna waa 480
waashax iib ah
Price :
$ 1
SHAXDA WA MID SAZ AH WIN 100%
waa laptop iib ah
Price :
$ 300
Labtoobku ma cusba oo waa celis, awood ahaane kuwa ugu sareeya ayaa lagu tiriyaa waayo core i7 700 $ kama yara suuqa ramkiisana waa sideed waa nuuca loogu talagay geemamka iyo in video yada lagu sameeyo
waa moto iib ah
Price :
$700
Waa moto waxaa la watay wax yar cilad malaha waxaan ku rabaa 700$ igala soo xiriiri kartaa 0615142747 waxaan ku suganahay muqdisho
waa hard disk iib ah
Price :
$ 40
Asxpy waxan haayaa Hard disk 500GB oo celis ah waana nadiif wax cilad ahna malahan damaanad mudo 3 berri ah uu leeyahay.
waa camera iib ah
Price :
$ 400
Way cusub tahay 3bil ayaan hayaa
Alaab wareeg ah oo turki ah fur furka waye
Price :
$ 310
Alaab wareeg ah oo turki ah fur furka waye