Shoolad iyo haan somgas ah
Price :
$ 50
Qiimaha $50 Burco 0634508523
Firiij cusub oo celis ah
Price :
$ 150
Firiij cusub oo celis ah 25 maalin isticmaalaya kaliya Qiimaha $150 Mogadishu 0612333994
Fadhi cusub oo celisa ah
Price :
$ 350
Fadhi cusub oo celisa ah Qiimaha $350 Hargeisa 0634682630
Ogiyaale
Price :
$ 13
Ogiyaalahan waxoo leeyahay sameecad aad wax kudha geesan kar to adigoo isticmaalin baluutis qofna wadku la had likartaa wlm
Dhul iib ah hargiesa
Price :
$ 17500
Dhul iib ah hargiesa cabirka 24x9m Eeriya hormuud school dhinaca ay iska galaan wadada 200 iyo obsiiye waa meel strategy ah
Airpods
Price :
$ 7
Waa airpods orginal ah hada dalbo oo hada hel waa cuseyb what’s app 0904610317
EPSON
Price :
$ 130
Waxa iib printer kaan waa cusubyahay wali lama isticmaalin qadiisa waa full qiimaha last wa 125$ kala so xarir whatsapp https://wa.me/617638339
Kitowell shapo
Price :
$ 2
Kitowell Shampoo waa xal loogu talagalay qolofta madaxa, cuncunka iyo fangaska. Waxa uu nadiifiyaa madaxa, yareeyaa cuncunka, kana caawiyaa timaha inay noqdaan kuwo caafimaad leh oo nadiif ah. Faa’iidooyinka: Ka takhalus qolofta madaxa Baabi isaa cuncunka ji
Body scrub
Price :
$ 6
Body scrub dabiiciya oo leh shower gel, sabuuno iyo wax kaste oo jidhka nadiifiya. Jumlad iyo tafariiq ba wa laga iibiniya so dhawowo
Dhar iyo kabo
Price :
$ 10
Dharka iyo Kalahari caruurta
Gaydh Laysar
Price :
$360
Gaydh qurux badan oo lagu sharaxay layser