Camard
Price :
$ 400
Camard canon 200D waana baroo waxay wada taa lenses tii dheerayd iyo tii gaabnayd
Talaagad iiba $110
Price :
$ 110
Waa talaagad cusub weeye oo iyar isticmaalay Qiimaha $110 Tell: 0634178631
Biifaay iiba $250
Price :
$ 250
Biifaay cusub weeye oo iyar isticmaalay Qiimaha $250 Tell: 0634178631
hudheel cunto oo iiba
Price :
$ 2000
Asc wll waa hudheel cunto oo dhamays tiran oo iiba wuxuuna ku yaala hargaysa meel suuq ah qiimuhuna waa 2000 Numbar 0636496034
WAA SUSUKI J 2O AHWAA
Price :
$ 3300
WAA III AH SUSUKI JEETUWANTI AH
Baby walker toy {socod baradka }
Price :
$ 18
Waa gaadhiga yar ee ilmuhu ku baranayo ama ku xajinayo socodka isla markaana leh cod iyo waxyaabo uu ku ciyaarayo ilhunu , mudo aad u yar baa la isticmaalay wuuna shaqaynayaa .
WAA 2 KEEDHII
Price :
QIIIMA NASOOWAYDII
WAA XAAJIYAD 2 KEEDHIIYA MANIWAL
Tuwaladu lamanaha ee lagashanayaya
Price :
$ labada xabo ilaa kaba hooda 38$
Waxan hayaa dharka dumarkaa xabayado sarwil duruuc kabo iyo albo kale tuwalda lamanaha ee la gashado