waa muraayado iib ah
Price :
$ qimaha isk weydi
Hada dalbo oo hada hel
waa kabo iib ah
Price :
$ qimaha iso weydi
Kabo baaaso ah
waa dawaar iib ah
Price :
$ 0633544392
Dawaar iib ah gesmy
waa boorso iib ah
Price :
$ 8
Boorsooyinki xaragada so dhowoooow macmiiil
alaab iib ah
Price :
$ qiimaha iso weydi
waa alaab dabiici ah oo dacar ka samaysan iyo waliba qiimo macquul ah alaabtu waa herbal hadii aad shanta shay jilmad ku qaadato waa qiimo aad u jaban
waa mobile iib ah
Price :
$ 80
Waxaan iib u rabaa OPOA15 celis la isticmaalaayey 5bilood
waa mobile iib ah
Price :
$ 85
MAGACIISA A20Ś WAX CILADA MALEH WAANA XALAAL
waa gaadhi iib ah
Price :
$ qiimaha iso weydii
Waa gadhi noocisu yahay carola
waa gaadhi booyad ah
Price :
$ 6000
Waa gaadhi niisaan ah OO booyad ah la xaraashaayo goobta:-berbera
Agabka is qurxinta cosmatics
Price :
$ heshiis
Alaab la hubbo oo tayo sare leh
Toyota Noah 2009
Price :
$ 6,000
Toyota Noah 2009… Waxaan watay wax yar. Very good condition. Waa gaadhi aad iyo aad u raaxo badan. High technology ah.
A10s
Price :
$ 88
A10s 32GB mobile nadiif cusayb xiga
Mobile j4
Price :
$ 70
Mobile j4 32GB
Internet telesom
Price :
$ 20
4G internet card walba waad gashan kartaa
iPhone 6s
Price :
$ 170
Waa iPhone 6s madaxiisu waa 64 GB oo mudo yar la iscimaal USA
Fursad Ganacsi fudud
Price :
$ //
Bushaaro Bulsho weynta Somaliyeed Waxaan idiin hayaa Fursad aad Dhaqaale badan ku Samayn kartaan
Xool ciyaal
Price :
$70
Xool mudo yar la isticmalay maro kaneeco wata .. wana bila furaash
LG SMART SCREEN TV 32 INCHES WITH TV TABLE
Price :
$ 200
LG TV WITH IT’S TABLE
Shaqo banaan
Price :
$ //
Shaqo banaan Faahfaahin ila soo xidhiidh
Daawadii Gaastariga
Price :
$ //
Macmiil waxaanu kuuhaynaa Daawo Dabiiciya oo Gaastariga aad kaga Raysan Doontid
Waa hilibka geela
Price :
$ 1kl waa 40 shilinka soomaaaliland
Hilib geela waxa laga helaa quwad
Fursad Ganacsi
Price :
$ //
Sidaad Uga Mid Noqon Kartaa Company-ga Weyn Ee Forever living products?* *1* Diwaan Galin, si Aad Isu Diwaan galiso Waxaad u diraysaa wakiilkaaga Ama Qofka Ku Soo sponsor-gareeyay ee kugu Soo Marti-qaaday Warbixinta Shirkada Prsonal information-kaaga Ama Maclu
Fursad Shaqo
Price :
$ //
Shaqo banaan
Facebook marketing
Price :
$ 10
Waa course aad ku baran doonto sida Facebook wax loogu Xaysiiyo
Fursad Ganacsi online ah
Price :
$ 75
Shaqo la’aan iyo Lacag la’aan maka Cabataa mar kasta Waxaan kuu Haynaa Fursad aad Dhaqaale ku heli kartid insha Allah. Akhriste hadii aad Hargaysa Joogtid kasoo qaybgal Bandhiga Ganacs ee Maalinta Jimcaha lagu qaban doono , Hadii aad Caalamka kale
Shandado aad u qurxon
Price :
$ midhki 13$
Waa shandado turkey ah Deliverygu waa free meelwalba
Kiniin Herbal ah
Price :
$ //
1:joojinta biyo baxa degdega ah 2:kor uqaadista hamada ninka 3:qanjidhka raganimada ufiican
Fursad Shaqo
Price :
$ $75
Fursaduhu way ina soo maraan maalin kasta lkn Dadka ka Faa’iidaystaa way yar yihiin Hadii aad raadin jirtay Fursad aad ku Samaysid Dhaqaale aad ku maaraysid baahiyaha noloshaada igala soo xidhiidh WhatsApp numberkan 0633285663 Waxaanu kuu haynaa Fursad a
Fadhi iyo cunto
Price :
$ 2250
Fadhi iyo cunto muddo yar la isticmalay
Lens ama zoom
Price :
$ 45
Zoom wax yar la iticimaal oo aad u fiican waa 75 ilaa 300 mm
Fursad Ganacsi online
Price :
$ 75
Bulsho weynta Somaliyeed waxaan ku Wargalinayaa in aanu idiin hayno Fursad Ganacsi Fudud oo aad ku bilaabi kartid Lacag yar oo dhan 75 dollar
Cunto dhamays tiran
Price :
$ $1400
Cunto dhamays tiran
Toshipa laptop
Price :
$ 320
Laptop toshiba ah oo Core i5, screentouch ah, 1000 GB ah, 2.3 mhz ah, waxana lagu isticmaali kara programada culus in lagu shaqeeyo. Laptopkani waa mustacmal am (used).
Xaajiyad 4×4 willdrive
Price :
$ 19500
Waa xasjiyad cusub oo dakada taagan
Tv flat 50 ench
Price :
$ 450
Waa tv flat 50 ench oo tv nadiifa
Kiniin Dabiici ah
Price :
$ 35
1:joojinta biyo baxa degdega ah 2:kor uqaadista hamada ninka 3:qanjidhka raganimada ufiican Waxaanu kuu haynaa a Jooga
Mobile
Price :
$ 130
Mobile iphkne 6 16Gb
Mobile a20 32GB
Price :
$ 88
A20 32Gb
Makiinada dhagxaanta dheemanka lagu baaro
Price :
$ 200
Makiinada dhagxaanta dheemanka iyo macdanta lagu baaro
Camera canon
Price :
$ 280
Camera canon way cusubtahay hore loo isticmaalin
Alab jiifa o turki ah
Price :
$ 6500
Waxan haya alab jifa o turki ah oo jadiid ah oo halbil la isticmaalay oo aannisbadaleynin waana alaab tayo leh waan alaab dhamestiran waa jiif armajo dhar o weyn iyo kuraas iyo miis dhalo lasaarto iyo wali miiskale oo qado
Waxa aan kuu sameynayaa applicationka aad rabto
Price :
$50, --apps ka yar yar way ka jabanyihiin--
Waxa aan kuu sameynayaa applicationka aad rabto, waxa aan rajaynayaa in uu ku cajabin doono . Kaliyaata waxa aad ii sheegi nooca app ah ee aad rabto in laguu sameeyo .
Waxa aan kuu sameynayaa qur’an application.
Price :
$5
Waxa aan kuu sameynaayaa qur’aan application adiga oo dooranaaya qaariga aad doontid, sidoo kale inta suuradood ee aad rabtid.
Mobile j4 32 Gb
Price :
$ 60
Waa mobile mudo yar laisticmaalay Wax ciladana maqabo walal
Hp
Price :
$ 200
Waa labtop hp ah oo xogaa la isticmaalay lakin nadiif ah Waana4gb ramkisu wxana ku jira last update windows 10 System typekisuna waa 64bit
Bala buried v8
Price :
$ 120 kun oo dolar
Waa Gari cosob oo wakalad ah modal 2021
mobil A10s
Price :
$ 60
waxba maqabo lkn dhaqdhaq leeyahay ama bood bood
Duruuc iyo shandad is wata
Price :
$ 35
Waa duruuc iyo shandad is wata mara ahaana aadbay u fiicn yihiin Aadbay u qurux badan yihiin