Waa course
Price :
$ 10
Waxaan ku baraynaa is wax looga iibsado ali baba adiga oo joog somaliya iyo soomaaliland ba
Bedroom for sale
Price :
$ 1500$
Used bedroom for sale, original turkey high quality and good condition, the original price was 3000$
Daawo Caday
Price :
$ $
Macmiil waxaanu kuu haynaa Daawo Caday oo Dabiici ah oo ka Samaysan Dacar iyo Malab
Katiinada ragga
Price :
$ 28
Kariinad ragga xidhaan oo leh kaadhadh bir ah oo turub ah
WARSHAD BARAF
Price :
$
Warshada barafka nooca 4-geeska yar yarka ah (ICE CUBES) oo casri ah
Agabka is qurxinta cosmatics
Price :
$ heshiis
Alaab la hubbo oo tayo sare leh
Barashada sabuunta marista
Price :
$ hishiis
Waxaan idiin hayaa Barashada sabuunta marista qaab fudud adigoo kubaranaya qaab fudud
Beauty salon iiba ah dhamaan alaabtiisa
Price :
Isoo weydii qiimaha
Beauty salon iiba ah dhamaan alaabtiisa Waa alaab cusub dhamaan Tell: 063 4480548
Alab jiifa o turki ah
Price :
$ 6500
Waxan haya alab jifa o turki ah oo jadiid ah oo halbil la isticmaalay oo aannisbadaleynin waana alaab tayo leh waan alaab dhamestiran waa jiif armajo dhar o weyn iyo kuraas iyo miis dhalo lasaarto iyo wali miiskale oo qado
Makiinada dhagxaanta dheemanka lagu baaro
Price :
$ 200
Makiinada dhagxaanta dheemanka iyo macdanta lagu baaro
Duruuc iyo shandad is wata
Price :
$ 35
Waa duruuc iyo shandad is wata mara ahaana aadbay u fiicn yihiin Aadbay u qurux badan yihiin
Baby walker toy {socod baradka }
Price :
$ 18
Waa gaadhiga yar ee ilmuhu ku baranayo ama ku xajinayo socodka isla markaana leh cod iyo waxyaabo uu ku ciyaarayo ilhunu , mudo aad u yar baa la isticmaalay wuuna shaqaynayaa .
Malab Yamani asal ah
Price :
Sidri=$45, samur=40, Faraz $32, maraaci$25
Was malab saafi ah lagana keeno yamen lehna nuucyo Kala duwan soda:sidri, samur, farz iyo maraaci
Kiniin Dabiici ah
Price :
$ 35
1:joojinta biyo baxa degdega ah 2:kor uqaadista hamada ninka 3:qanjidhka raganimada ufiican Waxaanu kuu haynaa a Jooga
Kiniin Herbal ah
Price :
$ //
1:joojinta biyo baxa degdega ah 2:kor uqaadista hamada ninka 3:qanjidhka raganimada ufiican
Kiniin Herbal ah
Price :
$ //
1:joojinta biyo baxa degdega ah 2:kor uqaadista hamada ninka 3:qanjidhka raganimada ufiican
Kiniin Dabiici ah
Price :
$ 35
1:joojinta biyo baxa degdega ah 2:kor uqaadista hamada ninka 3:qanjidhka raganimada ufiican Waxaanu kuu haynaa a Jooga
Katiinada ragga
Price :
$ 28
Kariinad ragga xidhaan oo leh kaadhadh bir ah oo turub ah
Jiif turkish ah ol sedax shay ah
Price :
$ 450
Wa jiif turkish sedex shay waa celis Waxa ku doonaya $450
Fursad Shaqo
Price :
$ //
Shaqo banaan
Forever kids
Price :
$ 20
Forever kids 1: khudaaro aya laga sameyey. 2: Waxu u fiicanyahay koritaanka ilmaha maskax ahaan iyo jidh ahaanba. 3: waxa ku jira vitamins ay ka mid yihiin A, C, D3, & Bcomplex iyo macdano sida Calcium, magnesium, iron, sink, copper. 4: waxu fuura amateedk
Forever Arctic sea
Price :
$ 40
Arctic sea sido kale loo yaqaan Omega-3. Wuxuu kasamaysayhay saliido mihiim ah sida saliid saytuun. Saliida kaluunka iyo kuwa kale ee dabiiciga ah. Waaxu ufiicanyahay shaqada wadnaha iyo xididadiisa. Waxuu kor u qaada dhifaaca jidhka. Waxuu caawiyaa lafaha. wu
Forever aloe berry nectar
Price :
$ 32
Aloe berry nectar Waxay nadiifisaa kaadi mareenka. Waxay ufiicanyahay dheefshiidka. Waxay kahor tagtaa calool istaaga. Waxay kor uqaada difaaca jirdhka. Waxay nadiifina/qashin saar usamaysaa jirdhka. Waxay uwanagsantahay wadnaha iyo xididadiisa Waxay hoos udhi