Ad Details (ISKA HUBI ALAABTA IYO QOFKABA, NODILAAL.COM MASUUL KAMA AHA)
-
Ad ID: 17242
-
Added: April 19, 2026
-
Sale Price: $ 2
-
Location: mogadishu
-
State: Holwadaag
-
Phone: 613227944
-
Views: 125
Description
Kitowell Shampoo waa xal loogu talagalay
qolofta madaxa, cuncunka iyo fangaska. Waxa uu nadiifiyaa madaxa, yareeyaa cuncunka, kana caawiyaa timaha inay noqdaan kuwo caafimaad leh oo nadiif ah.
Faa’iidooyinka:
Ka takhalus qolofta madaxa
Baabi isaa cuncunka jirka
Ka hortagta fangaska
Timaha sii muuqaal nadiif ah
Yareeysa daashada timaha
Sida loo isticmaalo:
Timaha biyo ku qoy
Mari shampoo-ga madaxa
Si tartiib ah u duug 2–3 daqiiqo
U daa dhowr daqiiqo
Biyo ku raaci
Isticmaal 2 ilaa 3 jeer usbuucii si aad u hesho natiijo fiican