waa alaab tayo leh oo ib ah
Price :
$ 6
Waa alaab iib ah
gaadhi iib ah
Price :
$ 16000
Waa Baabuur Landcruiser cusub oo nadiif ah 131000 kilmeter
waa gaadhi iib ah
Price :
$ 3500
Waxan iibinayna gaafhi cusub oo tayo leh kuna qancin doona kaas oo ah indha cade ma grnde
mobile iib ah
Price :
$ 120
Mobile A30 iib ah 32gb
tv iib ah
Price :
$ 100
Tv iib ah
waa kolgayt iib ah
Price :
$ qiimaha i weydii
Waa Kolgayt dabeeciya oo kasamaysan dacar iyo malab. Ilkaha way ufiicantay iyadoo kajaraysa qiiqa,madowga iyo waliba suuska ayay kacaawinaysaa. Waa tayo lahubo.
marwaxad ama fan iib ah
Price :
$ 5
Waa Marwaxad Yar Oo La Isticmaaley Xaalad Fiicanna Ku Sugan
waa saacad iib ah
Price :
$ 15
Wanaag: Waa Saacad Smart Ah Taasoo Leh Application U Gaar Ah Waxeyna Wadataa 2 Suun Iyo Jaajarkeedii Waxaaney Ku Jirtaa Boxkeedii Cilad: 1.Haddaa Loo Isticmaalo Moobil Ahaan Horuu Dabku U Dhacayaa Hadaad Saacad Ahaan U isticmaashana Waxoogaabuu Ku Heynayaa 2.
alaab iib ah
Price :
$ 1
ducaale online market waxaad ka helaysaa alaab ka samaysan dacar sidoo kale waxaad ka helaysaa kolgaydkii oo u fiican cirid dhiiga, cadaynta ilkaha iyo waliba nadaafada guud
waa laptop iib ah
Price :
$ 300
Labtoobku ma cusba oo waa celis, awood ahaane kuwa ugu sareeya ayaa lagu tiriyaa waayo core i7 700 $ kama yara suuqa ramkiisana waa sideed waa nuuca loogu talagay geemamka iyo in video yada lagu sameeyo
waa moto iib ah
Price :
$700
Waa moto waxaa la watay wax yar cilad malaha waxaan ku rabaa 700$ igala soo xiriiri kartaa 0615142747 waxaan ku suganahay muqdisho