Ad Details (ISKA HUBI ALAABTA IYO QOFKABA, NODILAAL.COM MASUUL KAMA AHA)
-
Ad ID: 17533
-
Added: June 3, 2026
-
Sale Price: $ 1300
-
Location: mogadishu
-
State: Wadajir
-
Phone: 0611102090
-
Views: 23
Description
Waa Mashiin weyn oo loogu talagaley inuu dilaaciyo ukumaha digaaga iyo nooc kasta oo ukun ah, Cabirka mashiinka dhirirkiisu waa 1.78 cm, balaciisu waa 1.40 cm, dhinaciisu waa 90 cm, tirada ukumaha uu qaadi Karo waa 1640 xabo oo ukun digaag ah, waa automatical hatcher, waa set dhameystiran, sidoo kale commercial machine, Waa mashiin gacansi