Mahared kaboo iib ah bartiii kaabaha khanada heegii iyo marafash 400
Price :
$ 400
Mahared kaboo iib ah bartiii kaabaha khanada heegii iyo marafash 400 Hargeisa 0634010618 janis
danabadi ceelasha $70
Price :
$ 70
danabadi ceelasha $70 Qiimaha $70 Hargeisa +252 65 4331889
45$ waa dayna Madii waa wee naa biyaha dalici gartay
Price :
$ 45
Waa Original Qiimaha $45 Hargeisa +252 65 4331889
Waxaan rabaa Tima jare iiba oo qalab kiisu dhan yahay
Price :
$ qiimaha waan ka heshiineynaa
Fadlan cidii heysa timmo Jarre iib ah oo qalbkiisii u dhanyahay Ha ilasoo xidhiidho. Hargeisa 0634664560
Miis Coffee iyo Kuraastiisa
Price :
$ 85
Miis qaxweed qurux badan iyo kuraastiisa oo tayo sare leh ayaan kuu haynaa masuul
Book Shalves
Price :
$ 95
Book Shalves waa meel aad ku qaabayn karayso buugaagtaada wax barasho.
Kursi iyo miis xafiis
Price :
$ 60
Lacagta $60 Mogadishu 0612553090
Ka fa’ideyso jaaniskaan dukaan beec ah
Price :
$ 650
Qiimo dhimis ugu dambeeyo halaga Faideysto waa degdeg jaanis ah yaalagaa hor iibsan Waxaan idin heynaa mehrad electronic and Cosmatics oo beec Qiimaha: $650 degdeg Goobta:EX-WARLALIS NAGALA SOO XARIIR 0612553090 0619805521
Baloodh Iib ah
Price :
$ 14000
Baloodh Iib ah – Batalaale, Hargeysa 📍 Goobta: Batalaale – Hargeysa 📏 Cabirka: 18 × 24 📄 Sharcigii: Wuu dhammaystiran yahay 💰 Qiimaha: $14,000 📞 Faahfaahin dheeraad ah wac: 0637010540
Kaban(oud) iib ah
Price :
$ 170
Cuud iib ah 170$ Hargaysa 0636287918
Daawada ilkaha oo dacar ka sameysan
Price :
$ 8
Waa daawo herbal ilka dhiiga zuuzka shiirka afka ayuu u fiican yahay waxaa laga sameyyay dacar
Daawada ilkaha
Price :
$ 9
Waa daawo u roon af urka ama shiiirka afka zuuzka iyo yiridka cirid dhiiga waa daawo ka sameysan dacar
Jiif turkish ah ol sedax shay ah
Price :
$ 450
Wa jiif turkish sedex shay waa celis Waxa ku doonaya $450
dhar.cusub
Price :
$ 20
oo ciida loo keenay
Fadhi iyo cunto
Price :
$ 2250
Fadhi iyo cunto muddo yar la isticmalay
Avacado soap
Price :
$ 8
Waa saabun u fiican jirka kaa baa,bineyso xasaasiyada nabraha wajiga ka soo baxa kuna qubeyso finanka iska baa,bi,
Xool ciyaal
Price :
$70
Xool mudo yar la isticmalay maro kaneeco wata .. wana bila furaash
Waxaan rabaa Tima jare iiba oo qalab kiisu dhan yahay
Price :
$ qiimaha waan ka heshiineynaa
Fadlan cidii heysa timmo Jarre iib ah oo qalbkiisii u dhanyahay Ha ilasoo xidhiidho. Hargeisa 0634664560
WARSHAD BARAF
Price :
$
Warshada barafka nooca 4-geeska yar yarka ah (ICE CUBES) oo casri ah
Waa hilibka geela
Price :
$ 1kl waa 40 shilinka soomaaaliland
Hilib geela waxa laga helaa quwad
Waa course
Price :
$ 10
Waxaan ku baraynaa is wax looga iibsado ali baba adiga oo joog somaliya iyo soomaaliland ba
TITAN GER 500 PLUS DETECTOR
Price :
$ 3500
-Titan Ger 500 Plus waa qalab qabta shaqo kala duwan oo lagu raadiyo macdanta dheemanta iyo dhagaxa Gemstoneska ku jira dhulka. • Nidaam qalabka oo gabi ahaanba dijitaal ah, ayaa si sax ah u bartilmaamaya barta ay macadantu ku jirto. Nidaamka uu aadeegsanayo
Shax Efootball
Price :
$ 10
SHAXDAAN WAA IIB
Saliido iyo Shamboo
Price :
$ 16
Al-khayr Herbal waa Saliido iyo Shamboogeedii oo Dabiici ah kana samaysan Dhiro badan iyo vitamins ay timuhu u baahan yihiin, Saliid Waala soo tijaabiyey Dadkii isticmaalayna way ka Mahad Sheegteen. Faa’iidada laga helayo saliidan:— 1. Waa Saliid t
Saliido dabiici ah
Price :
$8
Waxaan idiin heynaa saliido dabiici ah Una fiican tinta iyo jirka loona isticmaalo dawo ahaan
Mobel A52 5G
Price :
$ 250
Wax cilad malahan wa mobel cusub waxa laga so gaday wadanka banankisa
Miis Coffee iyo Kuraastiisa
Price :
$ 85
Miis qaxweed qurux badan iyo kuraastiisa oo tayo sare leh ayaan kuu haynaa masuul